Somali News Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobalka Awdal Oo Dhalliilo U Jeediyay Badhasaabka Gobalka Awdal By ht - February 1, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram (SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah WADDANI ee gobalka Awdal, ayaa eedo u jeediyay Guddoomiyaha gobalka Awdal oo uu sheegay inuu gabay gebi shaqadii iyo xilkii loo igmaday. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warkan. Somalilandpost.net