Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe ย iyo Taageerayaasha Ururka Ummaduย waxay iyagoo ka Murugaysan Tacasi Tiiraanyo leh u diryaanย ย Dr. Cabdishakuur Sh Cali Jawhar oo maanta Shil baabuur ku Geeriyooday
Waxaanay Illahay uga baryayaan inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo Eheledii, Qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uuย ย ka baxay Samir iyo Iiimaan ka siiyo
Gudoomiyaha Ururka Ummada
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose