Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Hadlay Hawgal ay ka Sameeyeen gumaadka lagu hayo Deegaanka

0

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo ay ciidamada ammaanka iyo laamaha garsoorku ka sameeyeen gumaadka lagu hayo deegaanka.

https://youtu.be/pfnFY4L-kXY