[stextbox id=”grey” shadow=”true” color=”001d02″ bgcolor=”96d8ed”]GUDOOMIYAHA KULMIYE[/stextbox]
Waxaan aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Hogaanka ee Xisbiga Kulmiye kan Guddiga fulinta ee Xisbiga Kulmiye iyo kan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiwaynaha Somaliland Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuun: C/laahi Cabdi Axmed (Kubado) oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa
Sidoo kale waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum: Maxamed Xuseen Cabdi oo ku geeriyooday Magaalada London.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu jannadii ka waraabiyoย Eheladii iyo shacbi waynaha Soomaalilandna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiinย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Aamiinย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Aamiin
Md. Muuse Biixi Cabdi.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye