Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay fiidnimadii caawa soo saareen ku shaaciyay in la gebogabeeyey ololaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Deegaanka, kadib markii ay dhamaadeen muddo lix maalmood ah oo loo muddeeyey.
Guddida doorashooyinku waxa ay fariin u direen Xisbiyada qaranka, murashaxiinta iyo taageerayaashooda oo loogu baaqay inay u hoggaansamaan shuruucda doorashada iyo amarka guddiga doorashooyinka.
War-saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka, ayaa u qornaa sidan:-