Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire,ย ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, waxaanu wasiirka uga warbixiyay siyaasadda Khaarajiga ee uu qaranka uga masuulka yahay.
Kulanka labada dhinac kaddib, waxa saxaafadda la hadlay wasiir Sacad Cali Shire oo faahfaahin ka bixiyey arrimaha ay ka wada hadleen guddiga.
MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN