Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansaxiyay Siyaasada Horumarinta Naafada

0

Hargeysa(SLpost)-Shirkii khamiislaha ahaa ee golah wasiirada Somaliland ayaa lagu ansaxiyay siyaasada horumarinta naafada Somaliland, Siyaasadan oo ay soo diyaarisay wasaarada shqada iyo arimaha bulshada isla markaasna uu warbhaainta uga warmay afhayeenka madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul.