Geerisa Kenya ;Qaad Noociisa Ku Cusub Qeybo Ka Mida Kenya Oo Dadda ka Ka Doona Mirqaan Macno Waaliya ku Keenay โ€“Warbixin BBC Somali ka Diyaarisay Dhageyso

0

Geerisa (SLPOST) Waxaa dhawaan dadka degen magaalada geerisa eek u taala bariga wadan ka Kenya.

khaadka

Ayaa waxaa imika lagu cunaa qaad magaciisa layidhaahdo MAGOKA ayaa laanta afsomaliga ee bbc-da ayaa waxa ay wareeysiyo kala duwan la yeelatay dadka degan magaaladaa ee cuna qaadka cusub ee loo yaqaano MAGOKA_ qaadkan oo ah caleen qudha ayaa waxa ay ka warbixiyeen midwalba dhacdada uu kala kulmay markii uu is ticmaalay Qaadkaa oo qiimo ahaana 1$dolar ka yar la siiyo qaadkaa oo ah ka ugu jaban ee ugu mirqaanka waalan.

ย Hakan Ka Dhageyso :-

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland