Garoonka Kubada Cagta Hargeysa Oo Siweyn Loo Diyaariyay iyo Kaalinta Shirkada Dahabshiil

0

Hargeysa(SLpost)-Garoonka kubada cagta ee Hargeysa ayaa si weyn loo diyariyay kaas oo lagu qaban doono ciyaaraha gobalada dalka, waxaana diyaarinta kaalin muhiim ka qaadatay shirkada Dahabshiil.