Faysal Cali Waraabe Oo SHirkii Masalaha Ku Tilmaamay Mid Aan Munaasib Ahay

0

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shirkii ย  Garxajis ku tilmaamay mid soo noolaynaya fidmadiiย  dhowr iyo sagaashankiiย  isla markaana abuurya dagaal sokeeye oo markale wadanka ka qarxa

https://www.youtube.com/watch?v=-bUYrDGNLOU