Hargeysa(Slpost)-Guddoomiye Faysal CalI Waraabe ayaa raali galin ka bixiyay dhaliilo uu musharaxa Jamaal Cali Xuseen u Jeediyay Muuse Biixi iyo ganacsade Ina Awsiciid, waxa uu Faysal Sheegay in aanu xisbigu eedayntaas, waxaana qoraalkaas oo dhamaystiran uu u dhignaa sidan.