– Bulshadaย Somali-laan,ย waaย Dadย intoodaย badani,ย ay ka habaaran yihiinย amaseย ay ku adagย tahay,ย dhawristaย iyoย u haggaansanaanta,ย Nidaamkaย ย fadhiyadaย Xafladahaย layskuย marti-qaado,ย iyadooย la raacaayoย ย Hannaanka,ย kala danbaynta,ย kalaย ย sarraynta iyoย Awaamiirtaย tusmeyntaย ย soo-dhoweeye-yasha( ushers ),ย iyadooย laga duulaayoย hagaajinta Hab-Maamuuska Bulshadaย dhexdeeda, siย qayb kastabaย loo fadhiisyoย goobta ay mudan tahay, haddiiย uusanย fadhigu markaas ahayn mid guud ee isku-dhex-siideysan (protocol laโaan), kala sooca Ragga iyo Dumarka, mooyaane.
– ย Si looga baxo dhibaatooyinkaย cabashooyinka ka soo if-baxaย ka qayb-galkaย xaflaadahaย ย Munaasabadahย Qaranka,ย waxaa loo baahan ayahay, in wax loogaย qabto,ย sidatan:-
(1)- Inย Xafladahaย laguย qabtoย gooboย waasacย ah( spacious) ee koox kastabaย Raalli-gelin kartaย oo aan Alla-ka-jeedย ahayn!
(2)- in Dadka loo xil-saaroย soo diyaarintaย liiska iyo qaybinta kaadhadhkaย qaybahaย Bulshadaย ee laย marti-qaadaayo, ay ahaadaanย Dadย ย Aqoon u lehย Acyaanta ย iyo wax-garadkaย Bulshadaย ee mudanย in marti-qaadkaย loo fidiyo, amase loogu yeeedhoย Madasha
(3)-ย In mar-kastaba laga fogaado Qof jeclaysi amase koox toocsi nacayb ku salaysan, lana ย marti-qaadi waayoย Dad mudnaa!!
(4)- In kaadhaadhka marti-qaadka loo qaybiyo, si miisaaman oo wax-ku-oolnimo ku dhisan, iyadoo qayb kastaba ay tahay in halkeeda loogu geeyo, laguna Maamuuso.
(5)-ย In soo dhoweeyeย kastaba la qaabil- siiyoย jaho cayiman, lana siiyo liis qoraal ah ee qaybta Bulshada la marti-qaaday, kanaย ahaado kor-jooge oo kale safka uu Martida fadhiisiyey, si aysanย isuguย dhicin iyaga iyo Ciidankaย ilaalinta amniga ee Xafladda, ย Qof kastaaba wuxuu jecel yahayย habeenkaas, inuuย Madaxdiisa arko oo Salaamo, taasoo aan ku oollinย maanka Amni-sugaha (Security) eeย lasocodka dhaq dhaqaaqa Bulshada, diiddan Habeenkaas isaga ah.
(6)- Inaan ย sinaba loo halmaamin ย Dadkiiย usoo halgamey Dalkan iyo kuwa ku dhaawacmayย Difaaciisaba, lana fadhiisiyoย meel u gaar ah ooย ay ka muuqdaan!
(7)- Inaan Tafaftirayaasha Wargeysyada waaweyn aan iyagana laga illaawinย Casuumaada ee la siiyo tixgelinta ay leeyihiin.
(8)- In cilladaha Samaacadaha,maykaro-foonada iyo korontada Nalka laga feejignaado iyo in sidoo kale loo tooga-hayo Baabuurta Dhaawaca qaadda (Ambulance),ย loona haaado heegan Caafimaad iyo Dab-damis oo ah lagamaย maarmaan.
(9)-ย In Dadka la marti-qaadayย ee soo gelaaya Xafladaha la mariyoย baadhisย saddex Jaran-jaro ah.
(10)- In Sawir-qaadasaashaย la siiyoย goob u gaar ah oo aysanย dib-udhicin, inayย Daawadaasha ku sameeyaanย isku-gudubb iyo is-hortaag!!
(11)- In Barnaamijyada Xafladaha Qaranka, ay Daa-di-hiyaan wasiirradaย Madaxtooyada, warfaafinta iyo Hiddaha iyo Dhaqanka, midkood, amse loo tusmeeyo Masโuul kale ee lagu yaqaanย Cod-karnimoย iyoย fasaaxad, qoto dheer!!
Waa Billaahi tawfiiq
Qalinka: Xaaji Saalixi Al-Rashiidi)