Hargeysa (SLpost)- Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo ah Hobollo Daโyar oo laga yaqaano Dhulka Soomaalida, xaruntooduna tahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa soo saaray Hees ay ku dhiirri-gelinayaan Shacabka Bixinta Cashuuraha ku waajibay.
Heestan oo noqonaysa Heestii u dambaysay ee ay soo saaraan, isla markaana ay si wada-jir ah u wada-qaadaan Fannaaniinta Ugu Caansan Kooxda, sida Yurub Geenyo, Cabdi Hani Xaashi, Maxamed Axmed Bakaal (Cirro), Nimcaan Hillaac, Ifraax Hargeysa iyo Qaar kale.
HALKAN KA DAAWO HEESTAN