Somali News Faahfaahinta Roobab Laxaad Leh oo ka da’ay Magaalada Burco By ht - May 20, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa (SLpost)- Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxa maanta ka da’ay roobab laxaad leh oo muddo saacado ah socday kaas oo sababay khasaare kala duwan.