[B]russels (SLpost)- Halkan ka Daawo Muuqaalka Shirka ka socda magaalada Brussels ee Xarunta Midowga Yurub, Warbixin Telefishan laga leeyahay mid ka mid ah dalalka Yurub ka diyaariyey Somaliland iyo Dr. Adna Aadan Ismaaciil oo si geesinimo leh uga hadashay qadiyadda Somaliland.