Hargeysa (SLpost)- Shir laba geesood ah oo ay labada wadood heshiis ku kala saxeexdeenย ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland ku dhexmarray Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaas iyo Dhiggiisa dalka Jabuuti.
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland Md Maxamed Muuse Diiriye waxa uu heshiis dhinacyo badan taabanaya la saxeexday Wasiirka Biyaha, Beeraha iyo Kalluumaysiga ee Dowladda Jabuuti Md Maxamed Axmed Cawaale oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ku jooga dalka.
Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose
Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net