Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo loo muddeeyey inuu 24-ka bishan ka furmo xarunta gobolka Awdal, ayaa qabsoomiddiisa dib loo dhigay muddo laba maalmood ah, sida ay warbaahinta u sheegeen masuuliyiinta sare-sare ee Xisbiga.