Hargaysa (SLpost)- Agaasimihii Guud ee hore Wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland Axmed Dalak Faarax, ayaa maanta xilka ku Wareejiyey Agaasimaha Cusub ee dhowaan madaxweyne Siilaanyo u magacaabay.
Xilwareejintan Labbada Agaasime ayaa Baaqan gaadhay ka dib markii cid u kala wareejisa la waayey wakhti badanna la sugayey wasiirka Duulista Maxamud Xaashi Cabdi oo maalmihii u danbeyey ku mashquulsanaa Arrinta Xisbiga Kulmiye ee Cirka maraysa,
Hoos ka dhageyso
Somalilandpos.net
Hargaysa