Hargaysa (SLpost)-Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan Guddida Fulinta ee Xisbiga UCID, ayaa ka hadashay Xadhigga lagula kacay Guddoomiyihii Xarunta Xannaanaynta Darbijiifka oo dorraad ciidamo boolis ahi ka qabteen Gurigeeda, waxaanay eedo kala duwan u jeedisay Xukuumadda Xisbiga Kulmiye.
Somalilandpost.net
Hargaysa