Hargeysa ( SLpost ) Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Somaliland Maxamed Shugri Jaamac ayaa shaaciyey xiliga ay qabsoomidoonto Carwada 6aad ee Somaliland taasi oo ay dadwayne farabadan ku soo bandhigaan waxyaabo kaladuwan.
Halkan hoos ka dhageyso
Somalilandpost.net
Hargeysa