Waa Warbixin qayb ka ah Barnaamijka todobaadlaha ah ee Radio Hirad. Warbixintani waxa ay si qoto-dheer loogaga Warramay warramaysaa Dhacdo fool-xun oo todobaadkan dil loogu geystay Marxuumad magaceeda la odhan jiray Ruqiya Siciid Ayaanle oo meydkeeda laga helay God looga Qoday Xaafad ka tirsan magaalada Hargeysa.
HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA
SOMALILANDPOST.NET