London (SLpost)- Idaacadda BBC qaybteeda Debedda la hadasha ee Af-ingiriisiga, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

BBC world service The President of Republic of Somaliland