Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ahna Ku-simaha Madaxweynaha Cabdiraxman Cabdilaahi Saylici ayaa Maanta ka Qayb galay Sanad Guuradii 20 ee Asaaska Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu xusay jewi ka geddisan munaasibadihii ka horreeyey.
HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA MADAXWEYANAHA
SOMALILANDPOST.NET/Hargeysa