Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xarunta madaxtooyadda kulan balaadhan kula yeeshay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dalka.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu kulankaasi ka jeediyay khudbad uu kaga waramay waajibaadka shaqo ee wasaaradaha, waxaanu tilmaamay in agaasimeyaasha guud yihiin mishiinka wasaaradaha ee laga doonayo hawl-maalmeedka iyo qorshaha shaqadda.
DHEGAYSO