DHEGAYSO: Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Soo-dhaweeyey goโ€™aanka ay Guddiga Turxaan-bixintu ku soo af-jareen khilaafka Kulmiye

0

IMG_0051Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo hoggaaminayey garab ka mid ah dhinacyada isku-khilaafsan Xisiga Kulmiye, ayaa soo dhaweeyey goโ€™aamada ay guddiga Turxaan-bixinta khilaafaadka Kulmiye.

Dhegayso Hadalka Madaxweyne ku-xigeenka