Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta u amba-baxay socdaal uu ku galaa-bixin doono waddamo ka mid ah Qaaradda Yurub, kuwaas oo ay ka mid yihin dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska oo uu ujeeddooyin kala geddisan u tagayo.
DHEGAYSO