Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa xukuumada madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay habdhaqanka ay kula macaamisho warbaahinta madaxa-bannaan.
Guddoomiye Faysal oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu taabtay nidaam-xumo ka jirta xukuumaddiisa.
DHEGAYSO hadalka Faysal Cali Waraabe