Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay aragtida iyo mawqifka ay Xisbi ahaan ka qabaan muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo muddo shan sano ah oo loo doortay hoggaamimta dalka ay ka hadhsan yihiin sannad iyo saddex bilood.
Home Somali News DHEGAYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Mowqifkiisa ku Aaddan Muddo-kordhin loo...