Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa laga soo saaray goโaamo ย taabanaya dhinacyada Amniga iyo Waxbarashada ee dalka.
Shirka Golaha Wasiirrada oo ย waxa lagu ansixiyey laba Xeer oo ku saabsan La-dagaalanka Argagixisada iyo Kor-u-qaadista Waxbarashada dalka.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Qasriga Madaxtooyada, ayaa warbaahinta u faahfaahiyey Natiijada Shirka maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland.
DHEGAYSO
SOMALILANDPOST.NET