“Madaxweynuhu dhulkiisii ayuu booqday, Somaliland-na Garoowe ayay ilaalisaa. Haddii uu Cabdiweli isku dayo inuu deegaan Somaliland ah soo far-galiyo, Ciidamada Qaranku Afartan Kiiloo Mitir, ayay u jiraan, isaga oo maxbuus ah baanu ka soo qaban doonaa Garoowe.
SOMALILANDPOST.NET