Dhammaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Hambalyo Meher u diyarayaan…

0

1.Β Β Β Β Β Wasiirka Madaxtooyada JSLΒ Β Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan

meher

2.Β Β Β Β Β Af-hayeenka Madaxtooyada JSL,Β Md.Β Axmed Saleebaan Dhuxul

3.Β Β Β Β Β Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL,Β Md. Cabdi Xasan Madar

4.Β Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne,Β Md. Cali Axmed Cali

5.Β Β Xoghaynta Labaad ee MadaxweynahaΒ Ifraax Aadan Cismaan

6.Β Β Xoghayaha Saddexaad ee MadaxweynahaΒ Md. Maxamed Warsame Xasan

7.Β Β Β Β Β Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada Β Β Β Β Β Β  JSL,Β Β Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)

8.Β Β Β Β Β Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSLΒ Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi

9.Β Β Β Β Β La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee MadaxweynahaΒ Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan

10.Β  Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSLΒ Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)

11.Β Β  Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSLΒ Md. Abshir Xasan XaashiΒ Β 

12.Β Β Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha,Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland

Waxay Hambalyo Meher Β u dirayaan Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL,

Mudane Cali Xuseen Nuur

iyo Marwadiisa Farax Cabdi AxmedΒ 

Oo Meherkoodu ka dhacay 12/12/2012 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.

Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubad khayr-qaba kala hela. AAMIINΒ Β Β Β Β Β  AAMIIN Β Β Β Β  AAMIINΒ Β Β Β Β Β  AAMIIN