Maqaallo DHALASHO WACAN: Cabdiqani Axmed aw-Jaamac iyo Leyla Yuusuf Daahir By ht - September 24, 2013 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Maxamed Iyo Dhamaan Reer Yuusuf Daahir Oo Kala Ah, Naasir Yuusuf Daahir, Keyse Yuusuf Daahir, Farxiya Yuusuf Daahir, Salaad Yuusuf Daahir, Cabdirisaaq Yuusuf Daahir, Jimcaale Yuusuf Daahir, Cabdixaafid Yuusuf Daahir Waxa ay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Cabdiqani Axmed Aw Jaamac iyo Layla Yuusuf Daahir oo Gabadhi ugu dhalatay Magaalada Hargeysa 23/09/2013 Gabadhaasi yar oo loo bixiyey Safa Cabdiqani Axmed. Waxaanay leeyihiin soo barbaar oo noqo tii diinteeda, Dalkeeda, Dadkeeda iyo Nafteedaba anfacda ALLE โna ha ku garab galo AMIN AMIIN.