Hooyo Xaliimo Cabdi Faarax, Khadar Iid Kaariye, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Khadra Iid Kaariye iyo Caruurteeda. Dhammaan Qoyska Ilma Iid Kaariye waxa ay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan
Qaasim Maxamuud Kaariye
Iyo Hodan Muxumed Cabdi
Oo 26/07/2015 Wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa, waxaanay Leeyihiiin Eebbe ha ka yeelo kii Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba Anfaca.. Aamiinโฆโฆโฆ..Aamiinโฆโฆโฆ..Aamin