Qaraaro(SLpost) Wasiirka arimaa gudaa So,aliland Cali Warancade ayaa soo gabagabeeyey Dagaal dhawaan laba ku dhexmarey deegaanka Qaraaro waxaana uu dagaalkaas ku dhintey hal qof halka uu ku dhaawacmay qofkale waxaana khilaafkaa loo saarey gudi dhexdhexaadina.
Halkan ka dhageyso
Somalilandpost.net
Qaraaro