Hargeysa(SLPOST)Xaflad maanta uu qabsaday gudoomiyihii mid ka mida urur siyaasadeedkii.
Hadhay ee RAYS xasan Gaafaadhi oo la bohoobay xisbil xaakinka ayaa manta soo bandhigay hankiisa siyaasadeed eek u toosan hogaaminta Xisbiga KULMIYE
Waxaa ugu horeeyn halkaa ka hadlay Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii DALSAN, Ismaaciil Aaden Cismaan (Ismaaciil Yare), ayaa taageero weyn u muujiyey.
Halkan Ka Dhageyso