Hargeysa (SLPOST) Caafimaadka Oo Sheegay Inaanu Dr Macaw Siin Warqad Ogolaasho Oo Uu Dalka Kaga Shaqeeyo,
Wasiirka Caafimaadka Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) Ayaa Hadalkan Sheegay Mar Uu Maanta Hortagay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland.
Halkan Ka Dhageyso
Somalilandpost.net
Hargeysa/Somaliland