Somali News Dawladda Turkiga Oo S/Land Ugu Deeqday Gaadiidka Ambulance ah iyo Gaadiidkale + Sawirro+ Dhageyso Codka By ht - April 30, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Dawladda Turkiga, ayaa Somaliland ugu deeqday gaadiid badan oo Ambulance ah, kuwaasi oo tiro ahaan dhan 5 iyo laba gaadhi oo ah V8 iyo weliba gaadhi Mini-Buss ah. Halkan ka Dhageyso http://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2014/04/turkiga.mp3 Daarasalaamnews-Desk Hargeysa/Somaliland