Britain ayaa bixisay in kabadan hal iyo badh Bilyan oo dollar si loo caawiyo malaayiinta qaxootiga ee jooga gobolka.
Isagoo ka hadlaya xerada Bekaa Valley oo u jirta in ka yar mile xuduudda Suuriya, Mr Cameron waxax uu sheegay lacagta Britishka inay ka badbaadisay boqolaal kun oo reer Suuriya ah inay u soo safraan Yurub.
Wuxuu ku dhawaaqay wasiir cusub oo masuuliyadiisa noqon doonto qaxootiga.