DAHABSHIIL GROUP oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya Geerida Naxdinta leh ee ku timi Maxuum Xildhibaan Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale

0

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid, Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil,ย ย Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiilย ย waxa ay Tacsi u dirayaan Reer Xaji Cabdi Ducaale, qoyskii eheladii, asxaabtii iyo dhammaan shacabkii uu ka baxay, oo ay ka tacsiyadaynayaan Marxuum Ismaaciil Xaji Cabdi Ducale oo 3 June, 2012, kuย geeriyooday Shil Baabuurย waddada u dhexeysa Sheekh iyo Berbera, waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ AAMIIN โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ. AAMIIN.