Somalia (SLPOST) Rag dabley ah oo aan weli si rasmi ahย la aqoonsan ayaa xalay saqdii dhexe, waxay caruur iyo haween ku dileen miyiga deegaanka Godod ee gobolka Mudug.
Laba caruur ah oo ka yar daโda 8 sano iyo hooyadood ayaa dableydu ay ka toogteen madaxa iyo wadnaha, sida uu sheegay taliyaha booliska deegaanka ee Puntland.
โ10:00 fiidnimo ee xalay ayaa falku dhacay, waa la dilay caruurta iyo hooyadood, gurigana dadkii waa waynaa ma joogin oo waa laga maqnaa.โ Ayuu yidhi Xasan Kaafi oo ka tirsan Booliska Gobioloka Mudug.