Hargeysa(Slpost)-Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa ka hadlay faragalinta uu xisbiga Ucid ku eedeeyay inuu ku burburinaayo xibigoodaas, waxaanu sida oo kale ka hadlay arimo la xidhiidha isbahaysiga isbadaldoonka Kulmiye.
https://youtu.be/csfgoQcxE54