Daawo”Walaahi in Garoowe la seexan waayin..” Ciidamada Qaranka Oo Puntland Talaabo Ka Qaadaya

0

Sool(Slpost)-Ciidamada qaranka ayaa Puntland ugu hanjbay inay weerar ku soo qaadi doonaan Garoowe hadii aanay ka laaban farogalinta ay ka wadaan deegaanada hoos ymaada gobalka Sool.
https://youtu.be/rPjzbYwR_sg