Daawo”Kulmiye Iyo Waddani iyagaa iswatay maantana dalka iyagaa wata…” Musharax Jamaal

0

Hargeysa(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa labada xisbi ee kale ku dhaliilay inay wakhtigan galeen loolan iyo olole iyada oo xaalada dalku uu ku sugan yahayna aad u adagtahay.