Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaarakda ah ee Waddani ayaa wali ku sii adkaysanaaya go;aankii uu kaga horyimi joojinta diiwaangalintu inay dalka ka sii socoto, waxaanu ku tilmaamay shirkii madaxtooyada afduub iyo in aan xataa hadal la siin komishanka oo arinta hogaamin lahaa.
Home Somali News Daawo”Komishanka qaranka iyaga oo shirka fadhiya ayaa shalay loo diiday inay hadlaan…si...