Somali News Daawo”Dadna way soo halgamaan dadna way ka dhaxlaan, markaas anigu kuwa ka dhaxlaybaan ka mid ahay” Cirro oo Casuumay Caruurta Mujaahidiintii SNM By ht - February 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ka hadlay sida aanu uga qaybqaadan dib u xotayntii dalka, waxaanu casuumaad balaadhan u fidiyay qaar ka mid ah ubadkii mujaahidiintii SNM.