Hargyesa(Slpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaaladaha adag ee abaaruhu ay ku sababeen Somaliland iyo dhimashada gaadhay dadka iyo xoolahab, waxaanu sheegay in wakhtigan aynu da’aal u baahanahay
https://youtu.be/C5iCiw8s6ks