Daawo”Aar Niyow Waa Lay Soo Raafay” Hadalada Ay Ku Cataabeen Caruurta Furimaha Dagaalka Galmudug iyo Puntland Ay Ku Soo Gureen Al-shabaab

0

Somaliya(SLPost)-Ururka Al-shabaab ayaa lagu war helay weeraro ay ku sooq aadeen xeebaha Puntland iyo Gadug waxaana furimahaas dagaalka aad loola ayaabay kadib markii dagaalku dhacay maxaabiistii la qabqabtay oo noqday caruur aad da’doodu u yartahay.
https://youtu.be/fyyNkkT9QuU