Somali News Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Faragalinta Somaliya Ay Ku Wado Somaliland By ht - April 14, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay faragalinta ay Somaliya ku wado Somaliland, waxaanay xuseen in aan salaadiinta dalka marna looga baqayn inay Somaliya Adeegsato.