Somali News DAAWO WIIL KU NOOL BUHOODLE OO KU DHACAY XANUUN JARJARAY JIDHKIISA By ht - March 8, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Buuhoodle(Slpost)-Alle ha caafiyee waxa halkan muuqaal lagaga soo duubay wiil yar oo jidhkiisa uu ku dhacay xanuun jarjaray, wiilkan ayaa muslimiinta uga baahan taageero iyo in wax lagala qabto dhibka la soo darsay.