Gambadha (SLpost)- Wefti Wasiirro iyo Masuuliyiin Qaran isugu jira oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde oo maalmihii u dambeeyey hawlo Nabadeyn ah u joogay goboladda Bari ee dalka, ayaa maanta subaxnimadii booqasho ku galaa-bixiyey fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Jiidda Gambadha oo masaafo ahaan 35 KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.
SOMALILANDPOST.NET